WAA MAXAY FEMANISM KA?


 

FEMANISM: waa urur u colaleeyaa xuquuqda dumarka sida ay sheektaan,  waxaana loo yaqaana International Women's Development Agency (IWDA).

Taariikh ahaan femanism ku waxaa uu si fiican u soo shaacbaxay qarnigii 19aad, wuxuuna kasoo ifbaxey dalka Mareykanka gaar ahaan Newyork. 

Waxaa jira wax loo yaqaano mojidaha femanism (waves of femanism)ka oo ka kooban ilaa 4 mowjado oo kala ah:

1. First wave:1848 - 1920

2. Second wave:1963 - 1980s

3: third wave:1990s

4: fourth wave: present day .


ISLAAMKA IYO FEMANISM KA



Hadaba diinta islaamku waxay si guud iyo si gaar ah ba u ilaalisey xuquuqda aadanaha laba iyo dhedig labaduba, islamarkaana qofkii ku had gudba waxay ku xukuntey ciqaab u dhiganta jariimada uu geeystey;

Dhinaca kale diinta islaamka markii alle soo dejiyey waxay markiiba mamnuucdey in dumarka lagu hadgudbo, waxayna gabi ahaanba joojisay dilkii loo geysan jiray gabdhaha yer yer ee aanan waxba galabsan. 

DHIBAATOOYINKA FEMANISM KA 

1. Kala dhantaalida bulshada: bulshadii oo laba xisbi coleed loo qeybiyo(laba & dhedig).

2. Qalad shakhsiyeed oo bulshada oo dhan loo aaneeyo.













Comments